Hal-abuurnimo
  • Xirfadaysan
  • Wacdaro leh
  • heer sare ah

Si aan weligeed hore loo arag!

Yeelo summada (logo) si fudud uga tarjumaysa ganacsigaaga, beegsanaysa macaamiishaada, oo ka soocan ganacsiyada kula midka ah, adiga oo kaashanaya Aba Graphics.

Adeegyadeena

Brand & Design

Brand-kaagu waa wajiga hore ee  ganacsigaaga. Aqoonsiga summadaadu way dhaafsiisan tahay calaamadda iyo midabbada. sababtoo ah waxay tusinaysaa macaamiishaada in ololahaaga ama ganacsigaaga xambaarsan yahay ujeedeeyin waawayn, Nakhshadda aan kuu samayn doono waxay soo jiidan doontaa macaamiisha cusub.

Web Design & Development

Si aad u gaadho macaamiishaada dhib la’aan, waxaad u baahan tahay wakaalad kaa caawisa
horumarinta webka. Haddii aad u baahan tahay websaayd abuuris, dib-u-cusbooneysiin ama dib u habayn,
team-keena naqshadeeyayaasha webka iyo horumariyayaasha ayaa daboolaya baahidaada.

Digital Marketing

Meel walba oo interneet uu jiro maanta, suuq-geynta dhijitaalka ah ayaa muhiim u ah muujinta iyo
kor u qaadista magaca shirkad walba. Si aad ugu muuqato suuqa online-ka ah ee maanta, waa in aad heshaa xeelado
dhijitaal ah iyo qorsheyaal horumarsan si aad ula xidhiidho macaamiisha. Waxaynu kuu haynaa takhasuseyaal ku caawin doona.

Qiimaha aan tiigsanayno Maxaa muhim ka dhigay Aba Graphics?

Aba Graphics waxaa qiime iyo hadaf  sare u ah “hal-abuurnimada” adeegyada ay bixinayaan,
Iskaashiga” dhex maraya adeegayaasha iyo macaamiishooda, “Ballan oofin” heer sare, iyo “Qancinta macaamiisha“.

Aan daawano wax
  • aad u qurxoon
  • Cajaa'ib leh
Si wadajir ah

Websaaydyadii ugu dambeeyay

Websaaydyo loo nakhshadeeyay sida rabitaankaagu yahay, kuwaas oo kor u qaadaya gnacsigaaga.

Lulapure site
NBR site
lula pure
Somaliwithabzi website

Ma doonaysaa caawimaad?

Nala soo xiriir

Scroll to Top