Wax ka baro

HAL ABUURADA NAKHSHADEYNTA EE GANACSI WALBA

graphics concept

Our Mission

Himiladeena

Si aan uga caawino macaamiisheena, dhisidda iyo korinta mashruucooda iyo ganacsigooda ayada oo loo marayo suuqgeyn heer caalami, iyo xeelado naqshadeyn, waxaan bixinaynaa adeegyadadn:
Naqshadaynta / abuurista summadaha / nakhshadaynta packagin-ka / nakhshadeynta xayeysiiska / Naqshadeynta copyrights-ka / Qoraal-qorista / Sawir-qaadista / Suuqgeynta Istaraatiijiga ah / Multimedia / Naqshad websaaydyada / Horumarinta websaaydyada / Diiwaangelinta Domain.

Aragtideena

Diiradeena mustaqbalka waa in aan siinno una gudbino macaamiisheena xalal nakhshadeyn casri oo heer sare ah,
kaas oo si wadajir ah kor ugu qaadi kara guusha macaamiisheena ee ganacsiyadoodaba.

Qiimaha aan tiigsanayno

Aba Graphics waxaa qiime iyo hadaf  sare u ah “hal-abuurnimada” adeegyada ay bixinayaan,
Iskaashiga” dhex maraya adeegayaasha iyo macaamiishooda, “Ballan oofin” heer sare, iyo “Qancinta macaamiisha“.

Diyaar ma u tahay wada shaqayn?

Scroll to Top